Thursday, October 8, 2026

Jamhada FANO ee Amxaarada Oo qabsaday Magaalo 100 Km Ujirta Caasimada Itoobiya Ee Addis Ababa

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Ciidamada Jamhada FANO ee Amxaarada Ayaa qabsaday Magaalo 100 km Km dhanka waqooyi Ujirta Caasimada Itoobiya Ee Addis Ababa iyaga Oo Kalajaray Wadadii Sahaydu Umari Laheeyd Ciidamada Doowlada Itoobiya Waxaa Go’doon Galay Ciidankii Itoobiya Ee Qabsaday Magaalooyinka Takase.Walqeeyta Iyo Xumeeyra kuwaas oo Laga Jaray Wadadii Sahaydu Umari Laheeyd .

Wararku Waxa Aay Sheegayaan In Amxaaradu Markii Horaba Dabinkan Udhigeeysay Ciidanka Doowlada Sida Tigreeyga Oo Magaalada Inta Laga Baxo Hadhoow Dhinacyada Lagasoo Galo Sahaydana Laga jaro taasoo Ciidanka Xerada Kudhacay Ku qasbeeysa Ineey Isdhiibaan

Lamase Oga Sida Saacadaha Soo Socda Wax Udhici Karaan iyo in Uuyimaado Isbedel Dhanka Jiidaha Dagaalka Ah.