8
Afhayeenka Isbahaysiga Sacuudiga, Turki Al-Maliki, ayaa sheegay in ciidamadu qabteen oo burburiyeen laba gantaal oo ballistic ah oo ku wajahnaa Riyadh, iyo mid kale oo ku socday Khamis Mushait.
Xuutiyiinta Yemen ayaa khalkhaliyey hawada Sucuudi Careebiya, ka dib weerarro gantaal ballistic ah ay ka geysteen garoomada boqortooyada; Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhaawacmay, duulimaadyo badan way ka baaqsadeen
