Sunday, October 18, 2026

Mudaaharaadyada Faransiiska ka Socda oo Xoogeystay

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Mudaaharaadyo Culus ayaa Faransiiska ka socda kuwaa oo looga soo horjeedo, Qoondada Maalgelinta waxbarashada oo liidata, Ardayda iyo macallimiintu waxay ka cabanayaan lacagaha loo qoondeeyay waxbarashada iyo xaaladaha dugsiyada oo liidata
Iyo Qiimaha nolosha In kabadan 7000 kun oo qof ayaa la xiray kuwaa oo u badan Dhalin yaro

Muuqaal cabsi leh oo ku saabsan Faransiiska oo ka socda dibad-baxyo iyo rabshado xooggan oo sababay khasaare hanti iyo mid nafeed leh, iyadoo xaaladdu ay ku fiday qaybo kamid ah dalka.

Gaadiidka booliska Faransiiska ayaa lagu weeraray dhagxaan, taas oo ku qasabtay inay dib u gurtaan. Xaaladda magaalada Marseille ayaa isu beddeshay mid u eg goob dagaal. Dibaxbaxa ayaa looga cabanayaa sicir-barar iyo sare u kaca qiimaha nolosha Faransiiska, iyadoo dowladda Macron hogaamiyo qarka u saaran taay inay dhacdo.