6
Dowladda Federaalka ayaa ka soo horjeesatay khariirad uu dhawaan soo bandhigey Netenyaahu, taas oo uu dalal ku suntay Puntland & Somaliland.
“Somaliland iyo Puntland, waa qaybo muhiim ah oo aan laga saari karin dhulka Qaran Soomaaliyeed, iskuday kasta oo shisheeye nagu kala qaybinayaanna waa xadgudub toos oo aan la aqbali karin oo ka dhan ah mabaadi’da diblomaasiyadeed ee aasaasiga ah.” — Wasaaradda Warfaafinta DFS.
