3
Kooxda Xu/tiyiinta Yemen ayaa markale digniin adag u direy dhammaan shaqaalaha ka shaqeeya xarumaha shidaalka iyo garoomada diyaaradaha ee Sucuudiga, iyagoo ugu baaqay iney iskaga baxaan goobahaas.
Digniintan ayaa muujineysa suurtagalnimada weeraro kale oo adag oo Xu/tiyiinta ay doonayaan iney ku qaadaan xarumaha shidaalka iyo garoomada diyaaradaha ee Boqortooyada Sucuudiga.
