13
Toddoba qof ayaa ku dhintay 28 kalena way ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday Kiniisad ku taala magaalada Al-Karak ee dalka Urdun.
Dadka ayaa Kiniisada kaga qayb galeyay aas, waxaana rasaas ku furay laba nin oo afka duubtay, sida uu tabiyey Telefiishanka dawladda ee Al- Mamlaka.
