Friday, October 23, 2026

Oromada Oo Maalintii Labaad Dagaal ku Heysa Magaalada Mooyaale Ee Somalida

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Deegaanada ku dhow magaalada Mooyaale oo ku taala xuduudka Itoobiya iyo Kenya, waxa ka socda dagaalo u dhaxeeya dad Soomaali ah iyo maleeshiyaad hubeysan oo Oroma ah.

Oromada waxa lagu eedeeyay in ay wadaan dhul-baallaadhsi, sida ay sheegeen odeyaasha beesha Garre oo la hadlay warbaahinta.

“Weerar dhul durugsi ah ayaa nala ku hayaa, Dowladda Deegaanka & Itoobiya waxaan ka dalbanaynaa in ay wax ka qabato colaadda.”

Dagaalkaam oo saakay dib u bilowday ayaa illaa hadda skcda iyada maamulka Soomaalida ay indhaha ka eegayaan dadkooda oo la dhammaynayo.