Monday, October 26, 2026

Saldhiga Mooyaale oo Ugu dambeyn laga taagay Calanka D.deegaanka Somali Galbeed.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Xaalada degmada Mooyaale ee gobolka daawo ayaa maanta ka dagan sidii hore kadib dagaal joogto ahaa oo qaatay 4 casho.

Maleeshiyaadka oromada oo duulaan ku qaaday magaalada ayaa shalay uu jab weyn kagaaray Mooyaale.

Ciidamada Soomaalida ayaa ku guuleystay saakay inay saldhiga magaalada ka taagan calanka DDS.

Geesta kale wuxuu hadda dagaal xoogan kasocdaa sida ay noo xaqiijiyeen goob joogo yaal

dagmada hudhet iyo tuulooyinka hoos taga sida malkaa guba minwata iyo 3 goobood oo kale.

Sida an xog kuhelnay wefti heer federal ah oo kasocda dowladda Itoobiya oo wata diyaarad Helicopter ah ayaa gaadhay Magaalada Mooyaale kuwas oo kashaqeynaya waan waan iyo in dagaalka la joojiyo.