Monday, October 26, 2026

Dalalka Xubnaha ka ah Isbahaysiga Difaac Ee Sacuudiga Oo Tahran kula Kulamay Madaxwaynaha Iran.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wufuud ka kala socda dalalka Sacuudiga, Turkiga iyo Pakistan oo xubno ka ah Isbahaysiga Difaaca Maka, ayaa magaalada Tehran kula kulmay Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian, mas’uulka amniga Mohsen Rezaei iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Abbas Araghchi.

Wafdiga Sacuudiga waxaa hoggaaminayay Wasiirka Difaaca Amiir Khalid bin Salman, waxaana kulanka diiradda lagu saarayay dadaallada lagu dejinayo xiisadaha gobolka.