Sunday, November 1, 2026

Suudaan Oo Sheegtay inay Dagaal kula jiro Calooshood-u-Shaqeystaal Somaliya, Itoobiya laga Keenay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Suudaan ayaa Shaaca ka Qaaday in ay Dagaal kula jiro Calooshood-u-Shaqeystaal laga keeney Woqooyiga Soomaaliya, Itoobiya, K.Suudaan, Neyjar & Kolombiya.

Taliyaha guud ee ciidanka Suudaan ayaa yidhi waxa aan la dagaallamaynaa calooshood I shaqaystayaal ka yimid Waqooyiga Soomaaliya PUNTLAND, kuwo dakka kolombiya Ka yimid, kuwa jaadiyaan ah, kuwo imaaraati ah iyo kuwa xaftarka Liibiya Ka amar qaata.