3
Dawlada Itoobiya ayaa dalkeeda ka caydhisay shaqaalaha Qunsuliyadda Suudaan ee ku taal magaalada Casosa ee u dhow xuduudda Suudaan, Sida ay werisey Al-Carabiya TV.
Arintan ayaa imanaysa ka dib markii Suudaan ay shalay Qaramada Midoobey u gudbisey dacwad ka dhan AddisAbaba oo ay ku eedeysey colaadda dalkaasi.
