Monday, November 2, 2026

Itoobiya Oo Dalkeeda ka Caydhisay Shaqaalaha Qunsuliyadda Suudaan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dawlada Itoobiya ayaa dalkeeda ka caydhisay shaqaalaha Qunsuliyadda Suudaan ee ku taal magaalada Casosa ee u dhow xuduudda Suudaan, Sida ay werisey Al-Carabiya TV.

Arintan ayaa imanaysa ka dib markii Suudaan ay shalay Qaramada Midoobey u gudbisey dacwad ka dhan AddisAbaba oo ay ku eedeysey colaadda dalkaasi.