7
Xuutiyiinta ayaa baahiyey muuqaal muujinaya diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Wing Loong II, oo ay leeyihiin Ciidamada Sacuudiga, kuna gubanaysa goobta lagu soo riday ee dalka Yemen.
“Farriintayada cadawga waa: Yemen waxay noqon doontaa qabuuraha ay ku aasmaan… Marinka Bab al-Mandab-na wuxuu noqon doonaa albaabka u horseeda gunta Jahannamada.”
