5
Wasiirka Biyaha iyo Tamarta ee Itoobiya ayaa yidhi. “Waxaan Masar ka codsaneynaa iney naga caawiso sidii aan ku heli lahayn marin baddeed.”
“Sidoo kale waxaan Masar ka codsaneynaa iney ka qaybqaadato dhismaha biyo xidheenada cusub ee aan dhisayno.”
