5
Ciidamada milatariga Itoobiya ayaa weerar ballaadhan ku qaaday jiiddaas, iyagoo doonaya inay la wareegaan magaalada Sheraro iyo deegaannada ku xeeran.
Ilaa hadda, magaalada Sheraro waxaa gacanta ku haya ciidamada TPLF, hase yeeshee magaaladu waa cidlo, waxaana isaga barakacay dhammaan dadkii rayidka ahaa.
Sida ay sheegayaan ilo deegaanka ku sugan oo aan xogtan ka soo xiganay, TPLF ayaa weli maamusha magaalada Sheraro iyo deegaannada ku xeeran.
