Tuesday, November 24, 2026

Dawladda Taiwan Oo Safiir Cusub u soo Magacowdey Somaliland.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dawladda Taiwan ayaa safiir cusub u soo magacowdey Somaliland, halka safiirkii hore, Chenhwa Lou , oo dib ugu laaban doono dalkiisa Taiwan.

Safiirka cusub ee Taiwan u fadhiyi doona Somaliland ayaa ah Chou Shyue-yow , oo hore u ahaa safiir ku-xigeenka Taiwan ee dalka Japan.