Sacuudiga oo duqeymo culus ku qaaday dekadda Raas Ciisa, magaalada Sanca & goobo kale oo ku yaal deegaanada ay gacanta ku hayaan Ansar ALLAAH.
Imaaraadka Carabta ayaa la ogaaday inuu maalgeliyo dilal siyaasadeysan oo ka dhacay Yemen, baaritaan la sameeyay ayaa sidaa lagu ogaaday, taasoo oo sii xumeyneysa colaadda ay ku lug leeyihiin dowladda Yemen iyo kooxaha ka dagaalamaya Yemen oo dhawaanahan soo jiidatay indhaha caalamka ee badda cas.
Dhaqdhaqaaqa reer Yaman ee loo yaqaan Xuutiyiinta ayaa wacad ku maray inay weerari doonaan dekadda Jidah iyo dekadaha Sacuudiga ee Badda Cas sababo aargoosi weerarada Sacuudiga
Pakistan oo ku dhowaaqday maanta in ciidamo hor leh ay u diri doonto Sacuudiga taasi oo qayb ka ah heshiiska iskaashiga difaaca Makka
Ciidamada Iiraan oo sheegay in Mareykanku saldhigyo militari ka raadinayo Afrika, kaddib burburinta saldhigyadiisa gobolka Bariga Dhexe
Xildhibaan Iiraani ah oo ku hanjabay in la beegsan doono madaxda dalalka Khaliijka haddii ay Mareykanka ku taageeraan weerar ka dhan ah dalkooda
Mareykanka oo Iiraan ku dhaliilay maalgelinta kooxaha ay taageerto, xilli laga cabsi qabo tamar yari xilliga jiilaalka soo food saarta dadka dalkaasi
Iiraan oo la sheegay inay nidaam dayax gacmeedka Internet-ka ee Mareykanku leeyahay ay u adeegsaday weerarrada ka dhanka ah ciidamadiisa & saldhigyadiisa.
Cirbixiyeenka Pakistan, Muhammad Zeeshan Ali, ayaa bilaabi doona safarkiisa dib ugu soo laabashada Dhulka 9-ka habeenimo ee Axadda, kaddib lix maalmood oo uu ku sugnaa saldhigga hawada sare ee Shiinaha, Tiangong. Waxa la filayaa inuu Dhulka ku soo laabto subaxda 30-ka Nofeembar, isagoo soo gabagabeeyay safarkiisa hawada sare.
