Saturday, April 11, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Oo si Xeeladeysan Ugu Jawabay Donald Trump

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araqchi, ayaa qaaday tallaabo xeeladeysan oo logu jawabay Donald Trump

Trump: “Iiraan waa inay furtaa marin-biyoodka Hormuz si kasta oo ay noqoto. Aad baan u hubaa inay sidaas sameyn doonaan.”

Araqchi: “Ma awoodno inaan helno dhammaan miinooyinka lagu aasay marin-biyoodka Hormuz, mana hayno qalabkii lagu ogaan lahaa. Sidaas darteed, hadda suurtagal ma aha in la furo.”

Miinooyinka waxaa si degdeg ah u dhigay doonyo yaryar oo ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, qaarna waxay ka leexdeen meeshii hore loogu aasay.