Warbaahinta Maraykanka Oo Su’aalo Adag Waydiiyay Trump Iyo Jawaabaha Uu Bixiyay

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Waxaad wajahaysaa dhinac adag (Iiraan) oo aan diyaar u ahayn inuu is dhiibo ama uu kuu hoggaansamo.

Trump ayaa ugu jawaabay:

“Xaggee ka oggaatay arrintaas?… Waxba kama ogid”

Wariyaha ayaa markale yiri: Miyaadan arkin inay dhowr maalmood ka hor weerar ku qaadeen maraakiib Mareykan ah?

Trump ayaa ku jawaabay:

“Taariikhda dagaallada, laba ama saddex maalmood waa waqti aad u dheer, wax badan ayaana dhici kara muddadaas…24-kii saac ee la soo dhaafay wax walba si wanaagsan ayay u socdeen…!”

Waxa xusid mudan in mar kasta oo Trump yiraahdo wax walba si fiican ayay u socdaan ama uu sheego in heshiis lala gaaray Iiraan,inay Iiraan si degdeg ah u soo baxdo oo ay arrintaas beeniso.