Mareykanka Oo Caawa Weerarray Goobo ku yaalla Dekedda Qeshm Ee gudaha Iiraan,

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Mareykanka ayaa caawa weerarro ku qaaday goobo ku yaalla dekedda Qeshm iyo magaalada Bandar Abbas ee gudaha Iiraan, sida ay werisey warbaahinta Aqalka Cad ku dhow ee Fox News.

Sarkaal Mareykan ah ayaa sidoo kale u sheegay Fox news , in weerarradan aan loo qaadan karin dagaalka inuu dib u qarxay oo ay ahaayeen howlgallo kooban. See less

Iran ayaa sheegtay in Mareykanku uu weeraray markab shidaal iyo doon kale oo ku sii jeeday marinka Hormuz, xilli xiisaddu sii kordhayso. See less