Warbaahinta ugu af-ka dheer caalamka ayaa weli ka sheekaynaysa Dibiga loogu magacdaray madaxweynaha Maraykanka Donald J.Trump !!
Dibigani oo qayb ka ah Odxiyada, kaasi oo hilibkiisa la cuni-doono maalinta ciida carafo ee inagu soo fool leh ayaa sheekadiisu is qabsatay kadib markii ninka iska leh walaalkii uu ku naaneysay magaca Trump oo la qali-doono.
Ninkani oo u dhashay dalka dunnida ugu muslimka badan ee Bangladesh ayaa sobobta uu magacani ugu saaray ku sheegay in uu leeyahay timo dahabiya oo u eeg kuwa Trump. !!
Adigu macno badan ma ka dhex-raadin lahayd dibi loogu magac-daray Trump oo la qalaayo ??
