Ciidamada Booliiska Awdal Oo Gacanta ku Dhigay Nin Hada Dil ka Geystay Boorama.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dil Naxdinle ayaa hada ka dhacay Agagaarka galbeedka Magalada Boorama, gaar ahaan garoonka diyaaradaha Boorama, waxaana la sheegay in nin caraysan toogasho ku dilay AHUN Marxuum Cabdisalaan Maxamuud Cabdilaahi Xadi oo gacan ka xaqdan ku dishay Borama.

Sidoo kale Ciidamada Booliiska ayaa gacanta ku haya ninii dilkaasi gaystay iyadoo maydka Marxuunka uu hada la geeyay, Qolka Maydka ee Cisbitaalka Wayn ee M Boorama.

Wixii Faah-Faahin ah ee kaso kordha kiisan halkan kala soco