8
Mohsen Rezaei oo ah la taliyaha hoggaamiyaha sare ee Iiraan ayaa u sheegay telefishinka dawladda Iiraan in Trump uu markii saddexaad khiyaanaynayo diblomaasiyadda, isagoo ku eedeeyay inuu sii wado xanibaadda badda ee lagu hayo Iiraan, isla markaana uu soo bandhigayo dalabyo uu ku tilmaamay kuwo xad-dhaaf ah oo ku jira wada-hadallada.
Rezaei wuxuu sheegay in tallaabooyinkaas ay muujinayaan in Trump uusan si dhab ah u doonayn wadahadal, balse uu leeyahay ujeeddooyin kale.
