Kooxda PSG oo ku guuleystay koobkeedii labaad ee Champions League ah.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Kooxda PSG ayaa gool ku laag uga adkaatey kooxda Arsenal. Arsenal ma nasiibka ka hiiliyay mise PSG ayaa u qalantay iney ku guuleysto koobka.

Bilowgii dhammaan xaaladuhu waxay u muuqdeen kuwo Arsenal u sahlaya inay ku guuleysato koobka kooxaha kubadda cagta Yurub ee Champions League ,gaar ahaan maadaama PSG aysan soo bandhigin ciyaarteedii ugu fiicneyd, halka Hakimi, Kvaratskhelia iyo xitaa Dembele aysan si buuxda u taam ahayn.

Laakiin garoonka markii la soo galay Arsenal waxaa ka muuqday dhibaato weyn oo dhinaca weerarka ah, taas ayaana ugu dambeyn ku kacday qiimaha guuldarrada.

Qaybtii hore ee ciyaarta, Kooxda Arsenal ayaa 1-0 ku hogaamineysa,