War culus!
Wararka ka imaanaya maamulka Hargeisa ayaa sheegaya in walwalka ugu badan ee haystaa uu yahay maxaabiista uga xidhan xabsiyada Laascaanood.
Shirarkii u danbeeyay waxaa lagu gorfeeyay qaabab badan oo lagu soo dayn karo nimankaas xidhan:
1. In la diyaariyo dad Laascaanood dhex jooga oo si toos ah ula shaqeeya maamulkooda warkana soo gudbiya.
2. In la soo ogaado askarta ilaalisa xabsiyada maxaabiistu ku xidhantahay heshiis lacageed oo aad u badana lala galo.
3. In lacagaha askarta la siinayo loo gudbiyo basaasiinta si ay deg deg ugu qaybiyaan lacagtaas.
4. In basaasiintu ku dhex milanto meel walba oo maamulku ka jiro iskuna dayaan inay xilal helaan ayna faafiyaan barobogaando si shaki loo kala galiyo ciidanka SSC ee jiidda jooga.
5. In farsamadan dadkaas lagu furan karaa tahay in xabbad xabbad loo soo saaro.