4
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay inay jiraan ujeeddooyin qarsoon oo ka dambeeya dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iiraan.
Mid ka mid ujeeddooyinka aan kor loo sheegin, wuxuu ku sheegay;
“Waxaan shaki ku jirin in mid ka mid ah ujeeddooyinka gardarrada Mareykanka iyo Israa’iil ay tahay in la carqaladeeyo isu soo dhowaanshaha iyo caadiyeynta xiriirka u dhexeeya dalalka Carabta iyo Iiraan.”
