9
Iiraan ayaa qaaday weerar kale , iyadoo dhawaqa weerarrada ka diga laga shiday inta badan dhulka ay haysato Israa’iil.
Iiraan iyo ururka Xisbullah ee Lubnaan ayaa hadda weerar wadajir ku qaaday magaalada Xayfa ee waqooyiga dhulka ay haysato Israa’iil oo ah magaalo istaraatiji ah oo laga maamulo weerarrada Israa’iil ay ka gaysato Lubnaan, iyadoo dhawaqa qaraxyo laga maqlay, sida ay baahisay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu..
