11
Taiwan ayaa maanta bilowday dhoollatus militari oo soconaya shan maalmood, kaas oo lagu tijaabinayo diyaar garowga ciidamada iyo Awoodooda ay uga jawaabi karaan xaaladaha Deg Dega Ah Ee amniga Dhoollatuskan ayaa ka socda meelo kala duwan oo jasiiradaha Dalkaa U Badan waxaana ka qayb qaadanaya ciidamada dhulka iyo cirka
Mas’uuliyiinta Taiwan ayaa sheegay in ujeeddadu tahay xoojinta Awooda ciidamada iyo kor u qaadista difaaca dalka xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya Taiwan iyo Shiinaha.
