Dagaal Gacan ka Hadal ah Oo Dhex-maray Ilaalada Kooxda Masar iyo Booliska Mareykanka

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Dagaal gacan ka hadal ah ayaa dhex maray ilaalada gaarka ah ee kooxda kubadda cagta Masar iyo Booliska Mareykanka gaar ahaan kuwa magaalada Dallas, gobolka Texas.

Dagaalka ayaa ka bilaawday kadib wiil yar oo taageera u ah kooxda Masar oo tegay hoteelka ay kooxda deganyihiin, wiilka ayaa ciyaartooyda ka codsaday in uu lagalo sawir, ilaalada kooxda Masar ayaa wiilka yar telefankii uu watay ka jabiyay waxaa buuqii kusoo baxay booliska oo ku armay ilaalada gaarka ah ee Masar iney dib u degaan balse ilaalada ayaa ka dhega adeegay amarka booliska