“Saraakisha Ciidanka Itoobiya si Xooggan ha ugu Diyaar-garooban Helitaanka Marin Baddeed.”

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Taliyaha Guud ee Ciidamada milatariga Itoobiya, Birhanu Jula, ayaa ugu baaqay ciidamada dalkiisa,y inay u diyaar garoobaan safarka cusub ee lagu baadi-goobayo marin-badeed.

Taliye Birhanu Jula ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu ka jeediyay munaasibad ay ku qalin jabinayeen saraakiisha ciidan, isagoo xusay in nolasha dalka ay ku xiran tahay helitaanka marin Baddeed.

Waxaanu yiri “Saraakisha Ciidanku waa in ay si xooggan ugu diyaar garooban daddaalada lagu baadi-goobayo Marin Badda ah.”