Agaasimihii hore ee FBI-da Maraykanka, Oo Markii Labaad Lagu soo Qogay Dacwad

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

James Comey, Agaasimihii hore ee FBI-da Maraykanka, ayaa markii labaad lagu soo oogay dacwad ay soo gudbisay Waaxda Cadaaladda ee Maraykanka.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in eedeymaha cusub ay qeyb ka yihiin baaritaanno socda, inkastoo faahfaahinta rasmiga ah weli si buuxda loo shaacin.

Arintan ayaa waxay noqonaysaa markii labaad oo dacwad noocan ah lala xiriiriyo Comey, taasoo sii kordhinaysa xiisadda siyaasadeed iyo sharciyeed ee ku xeeran arrintan.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa la filayaa in la soo saaro saacadaha ama maalmaha soo socda.