9
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa la sheegay inuu diyaarinayo liis ay ku kala saarayaan dalalka NATO, iyadoo lagu saleynayo heerka ay taageeraan tallaabooyinka Mareykanka gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Iiraan. Sida uu maaanta baahiyay Wargeyska Politico
Warbixintan waxaa lagu sheegay dalalka loo arko kuwa si fiican u taageera ayaa laga yaabaa inay helaan faa’iidooyin gaar ah,halka kuwa kale ay la kulmi karaan cawaaqib, sida in la yareeyo joogitaanka ciidanka Mareykanka ama heerka iskaashiga ay la leeyihiin Mareykanka..
