Millatariga Mareykanka ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku beegsaday in ka badan 85 bartil maameed oo ku kala yaalla gudaha Suuriya iyo Ciraaq. Bartilmaameedadan ayaa...
La taliyiihii amnigiga qaranka ee Trump, ayaa ka digay in madaxda caalamku ay ka faa’iidaysan karayaan Trump, isaga oo sheegay in ay ula dhaqmaan sidii...
Hadal heyn xoogan ayaa ka dhalatay kadib markii culimadii joogay Masjid ku yaalla deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedkaMuqdisho ay diideen in salaada Janaasada ay...
Isbaheysiga garabka bidix ee Spain ayaa sheegay in ay si mutadawacnimo ah uga qayb qaadan doonaan xafiiska dacwad oogaha maxkamada caalamiga ah ee cadaalada (ICJ)...
Xoghayaha arrimaha debedda ee Britain David Cameroon ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin wadan madaxbanaan, Cameroon waxa uu...