Friday, October 23, 2026

Dad Lagu Xasuuqay Kaniisad ku Taala Dalka Urdun.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Toddoba qof ayaa ku dhintay 28 kalena way ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday Kiniisad ku taala magaalada Al-Karak ee dalka Urdun.

Dadka ayaa Kiniisada kaga qayb galeyay aas, waxaana rasaas ku furay laba nin oo afka duubtay, sida uu tabiyey Telefiishanka dawladda ee Al- Mamlaka.