Boqolaal Yahuud ah oo uu hoggaaminayo Wasiirrada Amniga & Difaaca ee Israa|| ayaa xoog ku galay masaajidka barakaysan ee Al-Aqsa, waxa ayna barxadda masaajidka ku xuseen ciida Carshiga Yuhuuda — AlJazeera.
Sacuudiga, Kuwait iyo Urdun ayaa cambaareeyay “falalka daandaansiga ah” ee saraakiil iyo dad Israa’iili ah ay ka wadaan gudaha Masjidka Al-Aqsa ee Bariga Qudus la haysto.
Boqollaal Israa’iiliyiin ah ayaa maanta gudaha u galay barxadda Al-Aqsa iyagoo ay ilaalinayaan ciidamada Israa’iil, xilli ay socoto dabaaldegga Yuhuudda ee Sukkot.
Urdun waxay ku tilmaantay tallaabadaas “kicin aan la aqbali karin iyo jebin cad oo lagu sameeyay xaal…
