1
Dhageysiga dacwadda dilka ee loo haysto sarkaal Ahmed rashiid kaasoo hore uga tirsanaa saldhigga booliska Pangani ee Nairobi ayaa dib u loo dhigay
Rashid waxaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dilka laba dhallinyaro ah oo lagu dilay Xaafada Eastleigh sanadkii 2017.
Dacwadda aya hortaala Maxkamadda Kibera, iyadoo sarkaal baaritaan ka tirsan IPOA uu noqon doono markhaatiga ugu dambeeya ee dhinaca dacwad-oogista.
Dhageysiga ayaa markii dambe dib loo dhigay, waxaana kiiska la dhageysan doona 26da -Nofeembar 2026.
