Saturday, April 25, 2026

Ra’iisal Wasaaraha Pakistan iyo Madaxweynaha Iiraan Oo Caawa ka Wada-hadlay Dadaalada Nabada

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ra’iisal Wasaaraha Dalka Pakistan iyo Madaxweynaha Wadanka Iiraan ayaa caawa wada yeeshay wicitaan telefoon oo qaatay 50 daqiiqo.

Waxay kawada hadleen dadaalada nabadda ee gobolka, waftiyadii dhawaan tagay Islamabad iyo xoojinta xidhiidhka labada Dal, sida Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Pakistan uu xaqiijiyay.

Pakistan waxay isku dayaysaa iney noqoto dhexdhexaadiye daacad ah oo ay kala dhexgasho Mareykanka iyo Iiraan. Inkastoo xaaladu ay adag tahay hadana weli waa suuragal in diblomaasiyadu shaqayso.