Ciidamada Itoobiya Oo la Wareegay Agulae,

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ciidamada Qalabka Sida ee Itoobiya (ENDF) ayaa la wareegay Agulae, Waxaana ay ku wajahan yihiin Magaalada Adigrat, oo 65 u jirta Waana saldhigga ugu weyn Ciidamada Difaaca Tigray (TDF).

Adigrat waxaa ku sugan Saraakiisha TPLF ee mekelle ka baxay, saacadihii la soo dhaafay Duqeyn ayaa ku socotay, Ethiopia ayaana sheegatay in Duqeynta lagu dilay Saraakiil sar sare mana jirto cid xaqeejin karta Waxa Rasmiga.

Tigray waxaa ka go,an Korontada, internetka iyo Isgaarsiinta, Warbaahinta ayaa sidoo kale laga mamnuucay Deegaanka marka laga reebo Al-Jazeera iyo Mida Dowlada