Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Oo Ilaalinaya Amniga Garoonka Ciyaarta Spain iyo Argentina

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Donald Trump, madaxweynaha Mareykanka ayaa ku sugan qeybta VIP-da ee garoonka Final-ka ee caawa ee Argentina vs Spain.

Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa ka qayb qaadanaya sugidda amniga garoonka ay ka dhacayso ciyaarta u dhaxaysa Spain iyo Argentina ee lagu kala riixanayo hanashada koobka Adduunka.

Waxa garoonka dul heehaabaya diyaaradaha dagaalka oo amniga sugaya waxana garoonka goob joog ka ah oo ciyaarta daawanaya madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump.