Xulka Qaranka Spain Oo Caawa ku Guulaystay koobka Adduunka Ee 2026.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Xulka Qaranka Spain ayaa caawa ku guulaystay koobka adduunka ee 2026, kadib markii ay caawa ka badiyeen xulka Argentina ciyaartii kama danbaysta ahayd.

Xulka La Roja ayay u suurtogashay iney ku guulaystaan koobkii 2aad ee adduun, iyagoo hore iskaga jaray koobkani sanadkii 2010, isla markaana caawa markale magacooda ku qorey koobka adduunka ee 2026, oo sanadkan lagu qabtay dalalka Maraykanka, Canada iyo Mexico

rump oo mar kale diiday inuu ka baxo safka xulka u dabaal-deggaya inuu ku guuleystay koobka adduunka ee Spain.
Sidan oo kale ayuu sameeyay markii July 2025, ay Chelsea , koobka kooxaha adduunka ee kama dambeystiisa lagu qabtay Mareykanka ay ku guuleysatay.

Laakiin, waxa u wanaagsan Trump ee u sameeyay waa in uu is daad-raaciyay oo Spain oo si kasta uu ku diidanaa inay ku guuleysato koobka adduunka inuu guddoonsiiyay, sidoo kalena sawirka guuusha uu la galay!