Friday, October 23, 2026

Falastiiniyiin Maanta Weerarray Barkontorool Oo Ciidanka Israa’iil ay Dhigteen Dhulka la Heysto

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Labo nin oo Falastiiniyiin ah ayaa maanta weerarray barkontorool oo ciidanka Israa’iil ay dhigteen magaalada Al Khaliil ee Israa’iil ay u bixisay Hebron oo ka tirsan dhulka la haysto ee Daanta Galbeed.

Inta uu weerarka socday waxaa lagu dilay labo askari oo ka tirsan ciidanka Israa’iil, shan kale oo ciidanka Israa’iil ah oo labo ka mid ah ay dhaawacyo culus qabaan ayaa sidoo kale lagu dhaawacay, halka labada Falastiiniyiinta ee weerarka qaaday ay ku dhinteen iska horimaadka inta uu socday, sida ay baahiyeen Al Jazeera iyo Times of Isreal.

Halkan ka eeg muuqaalka;