Iiraan Oo Shuruudo kale ku Xidhay Marista Marinka Hormuz..

by Heemaaln
0 minutes read

Iraan ayaa sharuud kale ku xirtay marinka Hormuz iyadoo sheegtay in loo ogolaaday maraakiibta ganacsiga oo kaliya

▪︎Mariib ganacsi oo keli ah ayaa maraysa, iyada oo aan loo oggolayn maraakiib dagaal iyo kuwa Israa|l & Mareykan.

▪︎Mariibka waxa laga doonayaa in ay raacaan tilmaamaha ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan.

Trump ayaa se dhankiisa sheegey in Iiraan aysan dib u xidhayn marinka Hormuz aysanna jirin wax xayiraad dhaqaale ah oo laga qaaday Dahraan; sidoo kale wuxuu sheegey in Israa|l aysan dib u weerarayn Lubnaan.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.