Thursday, October 8, 2026

Itoobiya Oo QM ku Wargalisay Inay Qaadayso Talaabo ay Iska-ga Difaacayso Duulaanka Eritrea

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dawladda Itoobiya ayaa u sheegtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, in ay qaadi doonto tallaabooyin ay ku difaacayso dalkeeda oo ay sheegtay, in ay kusoo duushay Eritrea.

Warqad uu wasiirka Arrimaha dibedda Itoobiya u diray Golaha Ammaanka ayuu ku sheegay in ‘aanay haysannin dookh kale oo aan ahayn inay is-difaacaan’.