Sunday, September 27, 2026

“Ma-jirto Sabab aan Ugu Noqono Wada-hadii Maraykanka..”Wasiir Abbas Araghchi Oo u Jawaabay Trump

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan,Abbas Araghchi ayaa telefishinka Mareykanka ka soo baxa ee NBC News ugu jawaabay Madaxwayne Trump oo sheegay in todobaadkan dib loogu noqonayo Wadahadaladii Iran.

“Ma hayno sabab aan ugu laabano wada-hadal diblomaasiyadeed oo aan la galayno Mareykanka…waxaan u diyaar garownay dagaal, xitaa haddii uu noqdo dagaal aad u weyn oo masiiri ah.” ayuu yiri Wasiir Abbas Araghchi.