Madaxwayne Ciro Oo la Kulmay Dhigiisa Israel..(Sawiro)

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Sawirro laga soo qaaday madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro iyo wafdigiisa gaaray Israa’iil, oo shir jaraa’id oo uu la qabtay madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog , ka dib kulan qado ah la qaadanaya saraakiil sare oo Israa’iil ah oo uu ku jiro wasiirka arrimaha dibadda , madaxii hore ee Mossad iyo xubno kale