Wednesday, September 23, 2026

M/Dani Oo Codsi Uu u Diray Golaha Ammaanka Kaga Dalbaday in Puntland Gooni Uga Godo Somaliya

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxwayne Sicid Cabdilaahi Dani ayaa codsi rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo uu kaga codsanayo in Puntland gooni uga godo Soomaaliya inteeda kale, isaga oo arrintaas sabab uga dhigay in shacabka reer Puntland ay ku cadaadinayaan in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale.