Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay qorshe ballaaran oo isbeddel qaran ah.
Madaxweyne Ruto ayaa Sheegay in lacag dhan 5 trillion, oo Shilinka Kenya loo addeegsan doona in Dalka lagu gaarsiiyo heerka dalalka dunida koowaad (First World).
Madaxweyne Ruto ayaa hadalkan ka sheegay khudbaddiisii afaraad ee uu jeediyay qaranka, isagga oo manta hor tagaya labada aqal ee Baarlamaanka Kenya.
Ruto ayaa Sheegay in dhaqalahaasi mudada 10-ka Sano Wax looga qabani doona Dhismaha waddooyinka,Garoomada diyaaradaha,Tareennada,Korontada iyo tamarta, Biyaha.
