Wednesday, November 18, 2026

Qaramada Midoobay Oo si kulul Uga Hadashay Dilki Sagaal Nin Ee ay Somaliland Fulisay.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Qaramada Midoobay ayaa si kulul uga hadashay dilka sagaal nin oo 11-kii November lagu fuliyey magaalada Hargeysa, kaddib markii maxkamad ciidan ay ku xukuntay dil.

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in la joojiyo xukunnada dilka ah ee weli la sugayo, iyadoo Soomaaliya ugu baaqday in ay hakiso fulinta xukunnada dilka, isla markaana qaaddo tallaabooyin horseedi kara in gebi ahaanba la baabi’iyo ciqaabta dilka.