7
Madaxweyne Iran ayaa xaqiijiyey in heshiis kasta oo ay la galaan Mareykanka aysan u qaadaneyn mid soo afjaraya dagaalka, wuxuuna tilmaamay in aysan Ka tanaasulin qodobadii asaliga ahaa oo aan Karaamada iyo adkeysiga shacabka Iran meel looga dhicin oo gorgortan adag ay galeen.
Dunida ayaa ku dhow heshiis is afgarad 60 maalmood oo dheeraad ah, iyadoo maalmahaas gudahooda laga shaqeynayo heshiis rasmi ah, tan oo Iran la aaminsan yahay in ay guulweyn u tahay.
