Wednesday, July 15, 2026

Madaxweyne ku-xigeenkii SSC Khaatumo Oo Hargaysa kasoo Degay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweyne ku-xigeenkii xukuumaddii Cali Khaliif Galaydh ee maamulkii SSC-Khaatumo, Siyaasi Maxamuud Cabdullaahi Caano-nuug, oo kasoo jeeda beelaha Dhulbahante, gaar ahaan Naaleeye Axmed, ayaa Hargeysa ka degay.

Sida ilo xog-ogaal ah sheegeen Siyaasi Caano-nuug wuxuu wada-hadallo kula jiraa Somaliland, isagoo hoggaaminaya koox siyaasiyiin ah oo deegaankiisa kasoo jeeda, kuwaas oo raba inay kasoo diga-rogtaan Woqooyi-bari kuna biiraan Somaliland.

Mohamed Yusuf Bakayle.